Sababta oo ah hogaamiyaha sidiisaba ummada ayuu ka soo dhaxbaxaa oo sidii roobkii cirka kama soo dhaco.
Ummad aqoontooda aad u hoseysa oo habka ama nooca hogaamiyayaasha u xushaan ama ku taageraan ay tahay asbaabo aad u liito, sida dhaqaale, xil, kursi, qabiilka iyo wax lamid ah wey adagtahay in ay helaan hogaamiye fiican.
Dabcan Hogaamiyaha noo qalma anagaa keensanay hadii aanu dooneeyno Hogaamiye wanaagsan waa inaa u marnaa wadooyin aan kuwaan aheen.
Qoraa:- Abdirizak Ali Tajir
Kala xiriir:- 00905531710490/
00252615587465/ 00252615206230/ 00252615825475
Cinwan:- crisaaqali@gmail.com