Tuesday, February 22, 2022

HADALKA XUN

Eeebe subaxaanahu watacaalaa majecla hadalka xun, sidaa daraateed yuusan carrabkaagu baran ku hadalka wax aan wanaagsaneeyn. 


Hadalka xun wuxuu awoodaa inuu si dhaqasi ah ku faafo taasoo dhibaato aduun iyo mid aakhiro kuu horseedi karta. hadalka xumi waxaa awoodaa inaa usheegto sifo wanaagsan. Hadaba Nabigu CSW wuxuu yiri Hadaa hadleysid wax wanaagsan ku hadal ama iska aaamus oo afkaaga qabso.



Qoraa:- Abdirizak Ali Tajir

Kala xiriir:- 00905531710490/ 00252615587465/ 00252615206230/ 00252615825475

Cinwan:- crisaaqali@gmail.com

No comments:

Post a Comment

Thanks